Beijing(GNA)-Aroos Waddareed noociisu dhif iyo naadit ku yahay adduunka ayaa ka dhacay Caasimadda dalka Shinaha ee Beijing.
Todobo Lanaane oo ah dadka Gaagaaban ayaa hal mar munaasibad aroos ah loo sameeyay.
Xafladda ayaa ahayd mid si aada loo soo camiray oo xiiso badnayd.
Lamaanayaashaan oo dhamaaantood ah fanaaniinayaa dhawaan waxaa ay so ban dhigeen Riwaad lagu magacaabo “Tianpi Shadow”.
7 qof ayaa Da’dooddu dhaxeeysa 21 sano ilaa 27 jir inkasta oo dhirirkoodu yahay midka ugu dheer 5 feet halka inta kalana ay yahiin 4 feet.
Goobta arooska ayaa ay soo mareen iyaga oo xiran dharka caruuska ee cadcad waxaan laga qaaday sawiro badan intaan lagu qaadin Gawaaridi galbin lahayd.

Waxay ahaayeen kuwo aad u faraxsan oo dareenkoodu sareeyo sida laga soo xigtay qaar ka mida dadkii arooska ka qayb-galay.
