Pages

Friday, March 21, 2014

74 JIR AY MAXKAMADI KU XUKUNTAY IN LAGA SAARO GURI UU KIRO AHAAN UGU JIRAY URTA SIGAARKA UU CABO AWGEED


Aldorfs(GNA)74 Jir ay Maxkamadi ku Xukuntay in Laga Saaro Guri uu Kiro ahaan ugu Jiray Urta Sigaarka uu Cabo Awgeed




 




Friedheld Aldorfs oo 74 Jir ah Waxa Dacwada Ku oogay Jaarkiisa iyo Shirkada ka Kiraysay guriga uu Degenayay Kadib Markii ay Jaarku u Adkaysan Kariwaayeen Urta Siyaagak uu Cabo oo Guriga Banaanka uga Soo Baxday,




 




 




Ninka Dada ah ayaa Si,aada u u Caba Sigaarka Mana Bakhtiiyo Wax Kabadan 3 minite Sida uu Aldorfs uu U Sheegay Jariirada Bild Waxa uu Cabaa Sigaarka Nooca Raqiiska ah ee Laga Sameeyo Karaatoonka Qalafsan kaas oo Qiiq iyo Uuro ku Xidhay Gurigiisa.




Sidoo kale Urta kasoo baxada Daaqadaha iyo Albaakaga Guriga uu Degenyay ayaa Sababtay in Ay Dacwad Dabo Dheeraatay Lagalaan Jaarkiisa iyo Shirkada uu kakiraystay Guriga uu Ku Noolayay.




 




Maxakamda aya ku Xukuntay Aldorfs in Guri laga Saaro Maadama u khatar Caafimaad ku hayo jaarkiisa.




Balse Waxa uu Dhankiisa Sameeyay Aldorfs Dadaal badan waxana uu Shirkada Samaysay Sigaarka uu Cabo Kadalbaday Mishiin Lagula Dagaalo Urta Sigaar iyo Qiiqa Debeda uga Baxa Taas oo uu kamada Dambaystii ku Guulaysay in uu helo Mashiin Qadhmuunka Sigaarka Guryaha lagu Cabdo yareeya ..




 




Mashiikan ayaa U Baahan 5 Minitida in uu Safeeyo hada isaga oo Urta Sigaarka Nuugaya Kuna Badalaya Hawo Nadiifa.




Helista Mashiinka aya Aldorfs ugu Kacay Lacag Dhan 1000 Euro Balse Waxa uu Ku Guulaystay in uu Gurigiisa kusii Jiro




 




Diyaariye:-C/qaadir Askar




askars@hotmail.com




Gobanimonews.com