Chief Caaqil, Axmed Aw-ibraahim, Maxamuud Axmed Cabdi iyo Caurrtiisa, Xasan Maxamuud Cawad, Cabdilaahi Maxamuud Cawad, Maxamed Yuusuf Axmed, Yuusuf Aw-Cilmi iyo Qoyskiisa, Qoyska Ilma Maxamed Cilmi, Cabdi Cali Siciid, Diraac Ibraahim Cali, Faadumo Xirsi Ducaale, Saleban Cabdi Cali, Deeq Cabdi Cali, Xasan Cabdi Cali, Cabdilaahi Maxamuud Axmed, Muuse Maxamed Cilmi, Cabdi Maxamed Cilmi, Khaliif Ibraahim Cali, Ismaaciil Ibraahim Cali, Aamina Ibraahim Cali, Kinsi Maxamed Cawad, Xaliimo Yuusuf Axmed, Sahra Cabdi Cali.
dhamaan qoysaska Reer Cali Siciid,reer Maxamuud Cawad iyo reer Maxamed Cilmi rag iyo Haweenbawaxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Sulub Axmed Cabdi oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa 18.02.2014.
Waxaanay Marxuumka Illaahay uga baryayaan inuu JanatulFardowsa ka waraabiyo Qoyska iyo Qaraabada uu ka baxayna Samir iyo Imaan Saadiq ah ka siiyo.
Aamin…….. Aamin………..Aamin