Pages

Wednesday, February 19, 2014

Tacsi Tiiraanyo leh


tacsiMaareeyaha Hay’addaha Cuntooyinka Somaliland Prof. Yuusuf Cismaan Garas,Tafaftiraha Mareegta  Gobanimo News Agency Saleban Cabdi Cali, dhamaan Suxufiyiinta ka hawla iyo Hawl-wadeenada kale, Guddoomiyaha Ururka Curad Yacquub Cabdilaahi, Guddoomiye ku-xigeenka Ururkaasi Yoonis Maxamed Yoonis iyo dhamaan xubnaha kale ee Ururku waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo Qaraabadda uu ka baxay Marxuum Sulub Axmed Cabdi oo  ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa 18.02.2014 oo ku beegan Maanta.




Laguna Aasay Xabaalaha Naaso-hablood.




Waxaanay Marxuumka Illaahay uga baryayaan inuu JanatulFardowsa ka waraabiyo Qoyska iyo Qaraabada uu ka baxayna Samir iyo Imaan Saadiq ah ka siiyo.




Aamin…….. Aamin………..Aamin