Monday, February 17, 2014

Hambalyo Meher


Eng.Qaasim Ismaaciil Xasan ,C/raxmaan Mujaahid Maxamed Talyaani ,Gud. Xamse Gaaxnuug,Xaaji C/fataax Gamaameeye, Saxafi Miyir Cali Xuseen,Ambasador C/qaadir Cumar Xaashi, Xasan Ismaaciil Yuusuf, Ibraahim Suldaan Xasan, Mubaarik Axmed Boodhle , Yuusuf Iimay, Nagiib Daahir, Xamse Maxamed Ismaaciil, Foosi Xuseen Rooble,Yaasiin Diiriye Ciise, Xuseen Qayre Ciise ,C/rashiid Aw Muuse Aadan,C/laahi Aadan Caabi ,Axmed Nuur Kooshin, Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo u dirayan meherka




Garyaqaan Ahmed Nour Guruje iyo Boqorada Luul Mohamed Ahmed Oo 16.2.2014 Meherkoodu ka dhacay Ambassador Hotel Hargeysa.




Isku waara ubad khayr qaba kala hela.arooskiinana ku gaadha Bash bash iyo barwaaqo.




Aamin………….aamin ……………………aamin