Monday, February 17, 2014

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Dib U Dhigay Fadhigii Golaha Wakiilada Oo Loo Balansanaa Berrito Iyo Sababta!.


Hargeisa-(GNA)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ogolaadey codsi  Golaha Guurtidu (Gudiga dhexdhexaadinta khilaafka ka dhex oogan Golaha wakiilada) u soo gudbiyay.




 




golha




 




Gudoomiyaha wakiilada ayaa qoraal rasmiya oo uu soo saarey ku wargeliyey xildhibaanada Golaha wakiilada in dib loo dhigay fadhigii golaha ilaa maalinta Salaasada 25-ka feb.2014ka.




 




Qoraalkii gudoomiye Cirro soo saarey oo dhamaystiran ayaa u dhignaa sidan:-




 




cirrooooooo




 




 




 




Codsigii Golaha Guurtida




 




saaa




 




Qarannews




cirrooooooo