Waxa ku tartarmayey wareegii u danbeeyey ee doorashada madaxwaynimada putland labada musharax ee kale ah cabdixmaan faroole iyo cabdiwali maxamed cali gaas waxanay kale haleen sidan
1. Cabdiraxmaan faroole waxa uu helay 32 cod
2. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxa uu helay 33 cod
Hal cod kaga guulaystay madaxwaynihii hore ee putland tirada cododka meesha laga dhiibatay sidaasi ayuu ku guulaystay Cabdiwali Gaas musharax kale ee Cabdiraxmaan Faroole halkaasi oo uu Madaxwaynaha Cusub ee Putland noqday Madaxwayne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas
GobonimoNews