Pages

Sunday, January 12, 2014

Tacsi Tiiraanyo leh


Dhamaanba shaqaalaha iyo hawl wadeenada wargayska madaxa banaan ee XOGOGAAL Gaar ahaana gudoomiyaha Wargayska Xogogaal Abdi Abokor Siciid,Mohammed Aden Dirir,Mohammed Adiis,Mohammed Ciise,Eng Omer Daud,Mohammed Ali Mataan,Nasir Awad Musa,Cabdiraxiin Caydiid Cabdi,Xasan Aden Ruush,Amiin Nuur Giriig,Mohamed Muuse Sakaaro waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan saxafada Somaliland iyo Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum: Siciid Ismaaciil Gurraase oo ka mid ahaa Suxufiyiinta Ruug-caddaaga ah ee Bahda Warbaahinta Somaliland, isla markaana Wargeyso badan ooHargeysa kazoo baxa Tifaftire kazoo noqday,Marxuumka oo Ku Geeriyooday Wadanka Ethiopia, laguna aasay maalintii 1/11/14 Magaalada Hargeisa .




Waxaanay Ilaahay uga Baryaynaa in Ilaahay Marxuumka Janooyinkiisa Geeyo Inagana Samir iyo Iimaan Inaga Siiyo.




 Aamin Aamin……………Aamin