marouane-fellaini-manchester-unitedMacalinka Man United ee Moyes ayaa
shaaca ka qaaday in laacibkiisa qadka dhexe ee Marouane Fellaini uu
dhawaan ku soo laabanayo tababarka guud ee kooxda .
Sports Mole ayaa soo xiganeysa in Moyes uu xaqiijiyay in laacibkiisa
Marouane Fellaini uu ka soo caafimaaday saameynta qaliinkii lagu sameeyay.
Laacibkaasi ayaa la kulmay dhaawac ku keenay in qaliin looga sameeyo
curcurka balse macalin Moyes ayaa xaqiijinaya in laacibkaasi uu ku soo
laabnayo taabarka guud ee kooxda.
Waxaan rajeynayaa in uu soo laabto todobaadka dambe , qaliinka wuu adkaa ayuu sii raaciyay macalin Moyes .