USA(GNA) Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhaawacmey guri la degan yahay oo dab ka kacay Minneapolis ee dalka Maraykanka, dadka dhaawacmey ayaa u badnaa Soomaali 6 kamid ah dhaawaca ayaa xaaladoodu khatar tahay sida uu Telefishanka CNN u sheegey Sarkaal ka tirsan Dabdemiska. Waxaa la aaminsan yahay in weli ay jiraan dad ku jira dhismaha holocu ka baxaayo, waa gutri ay intiisa badan deganayaan dad Soomaaliyeed, waxaana uu dhinaca ku hayey goob Masjid ah oo lagu cibaadeysto.
Halkan ka Daawo
Gobanimones-- Ku Xidhnow Goorwalba Si aad uga heshid Warar La Hubo