Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada reer Somaliland iyo Taageerayaasha xisbiga Wadani ee ku Nool gobalka Washington in la la qabanayo shirkii ururka oo ka dhici doona Hall ka Pabla Punjabi
Fadlan ka soo qaybgal, Taageer wadani oo u taagaan
Horseedka Cadaalada – Nabada Iyo Horumarka Bulshada