Mareeyaha Guud Telifishan Qaranka Somaliland Jawaab Miisaankeedu Culusyaha ku Hurgufay Musharaxa Maddaxwaynaha Xisbiga Ucid Jama Cali Xuseen.
Hargeisa (GNA) Mareeyaha guud telifishan qaranka Somaliland mr. khadar Hassan cali gas oo maanta uu waramay shabakada caalamig ah BOORAMA ONLIN iyo SAXANSAXO ayaa faahfaahin ka bixiyey hawl maalmeed shaqo telifishanka qaranka Somaliland jawaab waafiyana ka bixiyey dhaliilasha Axsaabta Qaranka ay ku tilmaameen inuu tv-ga qaranku ku caytamo 3.5 milion dollar wuxuna sheegay in waxa sax laga sheego shaqad balaadhan ee ay uu hayaan bulshada Somaliland
Mr. Khadar Hasan Cali Gas waxa hadaladiis ku yidhi “runtii tv –ga qaranka Somaliland wuxuu hayaa hawl blaaadhan ayuu hayaa waxay ka mid tahay telifishanka iyo wasaarada warfaafinta meelaha sanadkoo dhan shaqeeyaa oo hadii shalay la haa of dhalashada nabu muxumed (NNKH) xafiiska aanu joognay aniga iyo mareeye ku xigeenka waanu shaqeynayan hawlsha baxadaa leh 24 sacadood wax yaabah tv qaran qaabilsan yahay qaybah wararka qaybna waxa weeye wacye galin qaybina dadka loo soo bandhigo hormarka iyo mashaa kilaadka bulshada haysta ina lagu soo bandhigo waliba qaab intan dambe labadii bilood waxaanu samayn doodah yagu waa la duubu jiray laakiin waanu sii xoojin doonaa sanadkan ina barnaamijyo toos oo dadka la keeno studyaha tv-ga qaran toos dooda uga qayb galaan khadka telphon haday tahay haday tahay studyah inay yimadaan qaarkod way hirgaleen imika dooda tv qaran waxay socotay dhawr bilood habeen kasto oo jimcuhu soo galayo la sii daayaa “
Mareeyaha guud ee Telifishanka Qarank Somaaliland mar uu ka hadaleyey hawl wadeenad tv-ga qaranka “ waxa jira shaqaale aad uu tiro badan oo aan runtii ugu inimid tv-ga qaran oo culus badan ku haya dhaqalah badan ee la sheego tv-g qaranku ku jira shaqaalah tv-ga qranku waxay gaadhayan 300 oo qof hadaanay ka badanayn shaqaalahaasi waxay isku jiraan kuwa joogta ah iyo kuwa aan joogta ahayn iyo kuwa dibed ka shaqeeya runtii ma siin kuwaa dibed joogta mushaar uu qalma oo ku basic garaysno noloshadooda xagaa waayo Somaliland lagama bixin karo qof jooga ingiriiska ama maraykayka ama Sweden jooga dailin basic kooda ma bixin karno laakin waxay uu qaatan guno ahaan waxa qofka uga badan isagoo ka shaqaynsanayo meelo kale waxa la yidhaa tv-ga qaran waxa ku baxa kharash badan waa runta kharash badan baa ku baxa lama dafiri karo laakiin mudadii aan joogay runtii waxaan isku dayey kharashkaa badan tv-ga qaran ku bixi jiray wax laga dhimo lacag 30 % hadaanay ka badanayn ayaan miisaniyadii sanadkii tagtay ka jarnayn oo ku dhow lacag $800.000 kun dollar lacagta ayaa ka baxaday oo aan ku jirin miisaaniyad tv-ga qaranka waxaa taa bar bar socotay hormar runtii ku samaynay qalabayn fara badan qaybaha kale duwan tv-ga qaranka” mr, Khadar Hassan Cali ayuu yidhi Isagoo ka hadalaya qalabayn lagu samayey tv-ga qaran waxa uu yidhi “ waxa noo dhamaystrimay oo aanu qalabaysantiis ku jirna studiyihii u horayey tv-ga qaranka yeesho waayo halka tiyaartarka idaacadi mi wafi oole jirtay studiyah wa mid miisaaniyadii sanadkii la yareeyey ka dhisnay waxa inta dheeraa kabid badan oo lagu qaadan jiray tv-ga qaranka haa laftgood way ka baxaday meesha waxa kabid ah nalam siin tv-ga ahaan lacagta xadigii leeg fara badan la sheegayaa ee aan ka maqlayey maalin dhawayd warbaahinta 3.5 Million dollar runtii waa been kuma baxaan lacagtu aad iyo aad ayey uga yartahay barigii hore waa laga yaabaa ina lagu bixin jirnay laakiin anagu wanu jarnay lacag hal million dollar waliba wuxu ku talabsaday hormar far badan oo la taaban karo lacagta ku baxada waxay gaadhaysaa tv-ga qaran 2 milion dollar 200.000 kun dollar lacagta intaa leeg ee ku baxada runtii hal million dollar $200,000 kun dollar waxay ku baxada warbaahhinta dibeda tv-ga qarank waa tv-gii qaranku wuxuu ku diiwaan gash yahay somaaliland national tv kaa laftigeed ayey lacag dheerad ah lagug saaray markaad tidha waxan ahayn qof way ka jaban tahay ama way ka duwan tahay markaad dal ahaan waxa laska saarayaa xil dheerad ah mida kale kabaasatiga tv-ga qaranka waliba aanu kordhinay wuxuu horay u ahaan 1.5 MB imika waxaanu ka dhignay 2.5 MBS sawirka tv-g aad ayuu uga wanaagsan yahay sawirradda tv-yada kale waxa aanu waliba lacagta ku jirta satellite ugu xadigeed badan yahay wax qayb ka ah idaacaada laftigeed satellite –ka galinaya tv-g ahaan iyo idaacad qur’aank kariim ah iyo radio hargeisa maalint satellite ka qaybah telecom laga dhagaysan karo “ Waxa uu yidhi mr. gaas
Mareeyaha guud Telifishanka Qaran Somaliland mar uu sharaxayey qaabkii lacagah hor loo dir jiray wakhtigii isaga ka horaysay mr.Gaas “Runtii lacagta barigii yihii hor ma hal mari jirtay mise imika halkay marto barigii hore dhawr meel ayey mari jirtay intan halkan laga diro intaan ognahay waxa kolay waxa baadhay hanta dhawrka sheege doona laakin waxa loo diray MALESIYA waxa loo dir jiray tru AMAL DJBOUTI telecom iyo sadex meelood marki aniga lay dhibay runtii bishi u horaysay heshiiska waanu jabinay maanu bixin heshiiskaasi wuxuu ahaa inta maanta lanaga qaado oo kabaasitigiisu waliba ka yaraa ayaa labanlabankeed ayaa lanaga qaade jiray waxaan ka xumahay dadka na dhaliilaya aanay sheegin waxanu ka qabanay telifishanka iyo sidan uu dhinay miisaaniyad tv-ga qaranka markaad lacag satellite kale badh dhintay waxay ahayd taa laftigeed in la xuso qofku markuu waxa dhaliilayo wiixii la qabtay sheego sii run ah laakiin waxay uu muuqataa dadka xisaabaaddka bartay laftigoodo ee waxan aqoon uu leh waxay ahayd inay ogaadan miisaaniyadd qarank maah mid qarsoon inay soo marto gollah wakiilladda Somaliland waa mid ay warbaahintu heli karto waa mid las barbar dhigi karo sanadiihi tagay marka waxay ahayd qofku intaanu hadal inuu soo baadho” .
Isadoo kale waxa tilmaamay habka ay lacagta ugu diran kirada satellite tv-ga Qaranka dawladda Somaliland “baadhitaan saxa ah ku sameeyo lacata barigii hore sida khaldan loo diri jiray anigu rutii waxan maanta ku maqnaa oo aan soo maray lacag la dirayey baanka dhexe ee dawaladda somaliland waxa noo sexeexo guddoomiyaha banka waxanu ku dirnayTtru banka wana la waydiin kara waxana lagu shubaa account uu ku leeyahay Banka Somaliland Dalka djbouti ee banka BCIR noo diro markaan anig waxaanu marina steamka awal may mari jirin inta lacagta banka laga soo qaado ayaa la sarifi jiray sarifka lacag lagu heli jiray anig warqad aan imika halkan ku hayo waxan ku qoran waxa OG Madaxwaynaha Somaaliland waxa OG Madaxwayne ku Xigeenka Somaaliland Waa Qaabka loo bixiyo lacagta tv-ga qaranka . waxaanu ku basic garaynay”
Dhinaca kale waxa uu ka hadlay is faham waaga uu dhexey Wasiirka Warfaafinta MR,C/laahi Mohamed daahir Cukuse iyo Mareeyaha Telifishan Qaranka Somaliland Mr. Khadar Hassan Cali “walahi runti marka is faham wagu muran yimid waxa lagu kale baxaa sharciga arinta sii sharci ay ku dhamatay aniga dhibatadii na dhex taalay wasiirkana waa kii madaxwaynuhu isku kaaya yeedhay nin walba shaqadisa loo sheegay waxay ku dhamatay wada shaqeeya waxa jira qaab dhismeed shaqo waxa naga dhexeeya shaqo waa wasiirkaygii lay misiter ayuu yahay wasaaradda telifishanku marka wasaaradda uu ka yare madax bannaan yahay tv-ga qaranku laakiin hadan marka loo eego wuxuu noo yahay lay misiter isga wasiir noo ah warbixintii siyaasadii kormeerkii wiixii oo dhan isag ayuun marinaynaa iyo siyaasad lagu hagayo warbaahintii qaranka Somaliland markaa sidaa ayey ku dhamatay wada shaqayno laakiin anig waxanu nahay warbaahin cid walba wanu la shaqeynayna dhamaan hay’adaha qaran wasaaradah shaqadu waa team work”