Pages

Wednesday, January 8, 2014

Jawiga Madasha ay Ka Socoto Doorashada Madaxwaynimada ee Putland


Doorashada Maamul Gobaleedka putland oo si toos ah uga socota Aqalka barlamka putland ayaa waxa imika wareega seddexaad isugu soo hadhay madaxwaynahii hore ee maamul gobaleedka putland Cabdirhamaan Faroole iyo raysal wasarihii hore ee dowlada faderalka somaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas 




Waxaan doorashada goob joog ka ah Qaramada Midoobay , Dowlada Federal Somalia iyo Dowlada Ethipia iyo Ururka IGAD iyo ururka Midowga Yurub




waxaanay soo kale haleen labada musharax wareegii labaaad sidan hoos ku qoran




1. Cabdiraxmaan Faroole waxa uu ku soo gudbay 31 cod




2. Cabdiwali Gas waxa uu ku soo gudbay 19 cod




 




Waxa uu kuugu heelanyihiin shaqaalaha Website GobonimoNews Agency inaad la socotaan Doorashada Maamul Goboleedka Putland ka socota sidii uu idinku soo gudbin lahaa akhristayaasha




GobonimoNews