Dhamaan dadka hoos ku qoran oo kala ah:- Xabiiba Jaamac Aadan, Cabdi Xirsi Ducaale iyo Caruurtiisa iyo Qoyskiisa, Maxamed Xirsi Ducaale iyo qoyskiisa, Cismaan Xirsi Ducaale, Abbo Cabdi Cali Siciid iyo caruurtiisa, Faadumo Xirsi Ducaale iyo Caruurteeda, Saafi Xirsi Ducaale iyo Caruurteeda, Saado Xirsi Ducaale iyo Caruurteeda, Xiis Xirsi Ducaale iyo Caruurtiisa, dhamaan Reer Ducaale Muuse iyo reer Cali Siciid iyo dhamaan qoyska Reer Jaamac Aadan , waxay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan.
Maxamuud Xirsi Ducaale iyo Xaaskiisa Rooda Cali Jaamac oo Wiil ugu dhashay Magaalada Hargeysa todobaadkan.
Waxaanay wiilka dhashay Ilaahay uga baryayaan inuu noqdo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba anfaca “soo kora ee soo barbar”.
Aamin………..Aamin……….Aamin