Sunday, January 19, 2014

Halkan Ka Dhagayso.Gudoomiye KU Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Wadani Mudane.Seed Oo Ka Waramay Socdaal Uu Ku Tagay Dalka Jabuuti+Arimo Badan Oo Gaashanka Ku Dhuftay


cabdooo-175Borama(GNA) Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga mucaaridka ee wadani mudane axmed muumin seed oo mudooyinkii uu danbayey uu safar shaqo dalka kaga maqnaa ayaa waxa uu maanta waraysi uu siiyey  saxafada uga waramay socdaalkii shaqo ee ku tagay dalka jabuuti.




Axmed muumin seed gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga mucaaridka wadani oo hadalkiisa ii wata ayaa waxa kale oo uu ka hadlay arimo ay ka mid yihiin dekeda lughaya,dhaliil uu u jeediyey xukumada Somaliland iyo waliba waxa kale oo uu carabka ku dhuftay dhibaatada lagu hayo dadka xadka lawyacado




[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/WADANI.mp3"][/audio]




 




Gobanimo news.com




Borama-somaliland