Pages

Wednesday, January 8, 2014

CabdiWali Maxamed Cali Gaas oo ku guulaystay Doorashadii madaxtinimada ee Puntland


Garoowe(GNA)Wareegii Seddexaad ee doorasha madaxtinimada oo ka socotay Xarunta Baarlamaanka Puntland ayaa waxa 33 cod ku guulaystay CabdiWali Maxamed Cali Gaas halka ka faroole oo ay ku tartamayeen wareega seddexaad uu helay 32 .




Madaxwaynaha Cusub ee Puntland Cabdi wali Maxamed Cali Gaas ayaa Baarlamaanka uga mahad naqay sida fiican ee ay codka u siiyeen iyadoo ay wali socdaan Xafladaha lagu soo dhawaynayo Madaxweynaha Cusub