Tuesday, December 10, 2013

Somaliland: labada Xisbi Mucaarid Way ku fashilmeen Siyaasadda Mucaaridnimada.Argati


labada xusbi mucariid ee somaliland siyasada mucaaradnimo ee dalka waay ku fashilmeen,




Shacbgi doortayna waxay ka joogan hungo iyo fara madhan,




waxaanay gabeen hawshi qaranka aay uu hayeen ee aheyd.




 




 




1. Toosinta Xukumada.




2. Soo Bandhigida Siyasad Cad Oo Ka Duwan Tan Xukumadu Qadatay.




3. Hanashada Tageeryaal.




4. Fashilinta Arimo Dayacan Ama Qabya Ah Oo La Taaban Karo.




 




IYO ARIMO KELE OO.




 




Maxa labadi xusbi helay?




Meeday mucaradnimadu dalka gilgili jirtay?




 




Waxa horta cadaan ah labada xusbi mucarid markad tayadooda eegto




waxay ka madhan yihin rag miisan siyasadeed leh.




 




Cadi ahaan hadan dhinacan ka eegno




dadka Allah Abuurtay waxay uu kala qaybsanyihin




HOGAAMIYAYAAL IYO LA HOGAAMIYAYAAL.




WA HIBO ALLAH BAXSHO LAYSKAMA DOON DOONO.




 




Xubnaha labada xusbi mucariid dhamantood waxay ahayeen




la hogamiyayaal RUUX ARAGTI LEH (VISIONARY)  OO HOGAAMIYA AH kuma jiro.




Dhmantood waxay kaso hoos baxeen hogaan.




1. Cirro faysal ba hogamin jiray.




2. Faysal Cigal ba hogaamin jiray.




3. Jamal waba ka ugu liita oo HOGAAMIYE riyale diiday.




4. Cali Gurey Siilanyo Iyo Riyaale Iyo Faysal yu marba hos fadhiyeye.




5. Xil Cabdiraxman Xoog Wadani . XIL Ibraahim Mahdi Buuba. XIL Qabile.




Dhamantod wa arday bila maclin ah. sababto ah la hogaamiye ma hogaamin karo




la hogaamiye kele wa lays qudhsanaya. arbushka badanaya.




Waxa ogtihin in Ibraahim mahdi buuba uu barlamanka oday




weyn oo xildhiban ah kula dagalamay isago ciro fadhiya.




qabile iyo xoog maalin walba golaha yay ka dhex caytaman




oo af-somali ka baxsan anshaxa dhaqanka iyo diintaba yaa ku kacan.




RAGAAS WA RAGA UGU CAD CAD LABADA XUSBI.




taas waxa keliftay madaxdooda oo Ciro Jamal IYO faysal ah in anay




kantarooli karin. wa halkiye la hogaamiye la hogaamiye ma hogaamin kara?




jawaabtu wa maya.




 




Hadaba an sii kele uu dhigo.




Arimaha ay labada xusbi ku fashilmeen.




waxa la yidhi kheyrka ka hadh.




WAXA KA MID AH.




1. Maalinti 500 ila 700 boqol oo cidan hubaysan lagu qarameye FIQIFULIYE.




3. Miisaniyadi korodhay ee boqol million iyo badhka dhaaftay.




4. Ansixinta xeeraka takalifta wadooyinka ama canshuurta loo kordhinyo dhismayasha wadoyinka dalka.




5. Warbixin caalami ah oo ka timi maraykanka oo sheegtay in somaliland  musuqmaasuqa  la dagalanto.




6. Madarka hargaysa oo la dhisay oo ay soo fadhisteen diyarado caalmi ah.




7. Marki dambena dawlada Kuwait markay ku qanacday bixisay lacag kele oo lagu dhamays tiro wixi dhiman.




8. Qadhan ururinta wadada ceerigaabo.




9. Shirkadaha shidalka ee dalka so dhigtay qalabka ee bilabay qodista shidalada kala duwan.




10. Giinbarti Ceerigabo laga bedelay.




11. Wufudyadi kala duwana ee caalamiga ah. kenya. EU. TURKEY. US. UK IYO Norway Oo 60 Million oo dollar




sanduuqa qaranka kuso shuubay.  




IYO ARIMO KELE.




 




Intaas an so dhigay halka dhamantood labada LA-HOGAMIYAYAAL EE XUSBI MUCARID




way ka hor yimaden qarna may soo hadal qaadin




qaarna si ka bad badin ah bay ugu qayliyeen.




oo xarantimeeyen oo ku mudaharadeen.




Qodob anay dacayad ka bixin oo ka dhigin HU-HAA ma Jiro..




waxa la yaable xildhibanada barlamanka ee xusbiyada wadani iyo ucid




ugu firfircoon waxay diiden qadahanka musuliyinta qaranka dhamantood




isa sareen wabay diiden. XIL NAC NAC BA YIDHI ANA KA BIXINAYA.




 




kaso gudub intaas an sheegay markhaati uma baahna




wa shallay radkoodi ba qoyan. wala wada xasuusanyahay.




muhiimadi iyo horumarki qarankana wa kaso horjeedan.




beelayo kelena oo madal iyo gole lagu sheegayna way so qaten




oo dalka qas iyo qaylio dhex dhigay.




WA AYAAN DARO WEYN OO NIYAD JAB QARANKA IYO SHACBIGA KU




IN LABADI XUSBI MUCARIID EE LA DOORTAY UU HADAFKI KA LUMO LOO IGMADAY.




siyaasadu wa dareenka shacbiga halku uu jeedo ya loo jeesta.




wa hadad hogaamiye tahay hadi kele dibkagaad la eryanaysa sida bisada.




 




Labada xusbi mucariid hawshii ay shacbiga somaliland uu hayeen wa ku fashilmeen.




tageeryashina wa ka kala yaceen. xilka ha iska casileen




LA-HOGAAMIYAYAASHA LA-HOGAAMIYAYAASHA HOR-KACAYA.




LIIBAN SHARMAARKE.