Pages

Wednesday, November 20, 2013

Somaliland: Genel Energy waxaanu ku Heshiinay inaanu Doorkayaga ka qaadano Sahaminta Shidaalka. Dhegeyso


 Hargeysa(GNA)-Somaliland iyo Shirkadda Genel Energy ayaa ku heshiiyay in la sii waddo hawlaha sahaminta Shidaalka ee ay Bishii September joojisay Shirkadda Genel Energy.




Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada ku qaabiley madax Shirkadda Gener Energy Mr Tony Haward, waxaanay ka wada hadleen sidiii hawshaasi loo sii wadi lahaa.




Wasiirrada Arrimaha Dibada, Macdanta iyo Tamarta iyo Madaxa Shirkadd genel Tony Haward ayaa markii kulankaasi dhamaaday ka dib warbaahinta uga waramay waxyaabihii laga  wada hadlay.




Halkan ka dhegeyso: