Siciid Maxamuud Gahayr, Mustafe Axmed Keyse, Maxamed Aw Cali Cartan Hal-deeq, Khadar Maxamed Faarax Rooble, Axmed-Yaasiin C/Raxmaan Axmed, Mustafe Xuseen Daahir (Plaza), C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji) iyo dhammaan bahda Maroodi-jeex Secondary School waxa ay tacsi u dirayaan qoyska iyo qaraabada ay ka baxday hooyo Qadiija Maxamuud oo ku geeriyootay Hargeysa. Waxa aannu dhambaal tiiraanyo ah gaadhsiinaynaa Md Aadaan Axmed Cilmi (Dhoollyare) Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaaladda Somaliland oo ay marxuumaddu hooyadii ahayd. Alle ha u naxariisto innaa lillaah wa innaa ilayhi raajicuun
Waxa ay leennahay Eebbe ha u naxariisto marxuumiinta, qoyska, qaraabada iyo ehelada uu ka baxayna Alle samir iyo iimaan ha ka siiyo..
Aamin Aamin