Pages

Tuesday, October 15, 2013

Hargeysa iyo Habeenka Ciida + Xidigaha Geeska oo aan u kala maqaynaan doonin


Ha Moogaan inaad ka qaybgasho SHowga Maalinta Ciidda Habeenimadkeeda iyo Xiddigaha Geeska oo aan u kala hadhin inay kaa haqab-tiraan heeso tiro badan oo cusub.




 




Fannaaniinta  Xiddigaha Geesku , waxay ku leeyihiin waan hubnaa inaanu kuu hagarbaxayno oo uu Muusiga kuu Garaacayo Macalinka Muusishanka da’da yar ee Axmed-weli Ibraahin Furinle.




Ha ka qadin Maalinta Sallaasada 16ka Bishan ee Ciidka Habeennimadeeda iyo Hudheelka Crown ee ee Cidhifka Galbeed kaga beegan Caasimadda, qiimuhu waa $20 dollar oo keliya.




Hadaba, ha moogaan inaad nasiib u yeelatao Showga Hargeysa iyo Habeenka Hodan Abdiraxmaan iyo Xiddigaha Geeska.




WIXII MACLUUMAAD AH KALA XIDHIIDH 0634638842 AMMA 0634009977.