Pages

Sunday, October 13, 2013

DUULKAN MAXAA GALAY EE LA ISKA WADA BAADHAYAA ? Cajab!!


waxa aan la yaabey ee dalki ku cusub taalow badana miyeynan awaal nadif ahayn miyeynan awal waax dhisan jirin miyeynan waax wada qabsan jirin,Xukumadan hada jirta intaba waay benaysay marki talada u qabtay Axmed Maxamed Maxamuud (siillanyo) waaxa markiba soo if baxaday kalmad hal-hays u Noqotay Xukumadisa oo ah Waa Marki ugu Horeysay.




 




Waa Marki ugu horeysay ee Madaxweyne Somaliland ah Meeqam sare lagu soo dhaweyo,waa marki ugu horeysay ee Xukumaddu gulaha ay gadho waa marki ugu horeysay ee aanu waaxas dhisno Waa Marki ugu horeysay ee ay Warbahinta aanu cabudhino.




 




Waaxas oo dhanba waaxa ka sii daran waa marki ugu horeysay ee aanu Madaxtoyada Somaliland o hore waa sida u hadalka laaba sano ka hor wasiirka madaxtoyada oo xiliga aha jiifka madaxtoyadu Xirsi Xaaji Cali xasan u udhigaye ahayd Dudumo aanu u eekaysino madaxtoyo Dalka laga mamulikaro.




 




Waa marki ugu horeysay ee Darbiyo Faalku Qabtay oo Cid lagu Nas Nujinayo oo midab isku wada mid ah laga dhigay oo midabka cas ah ha qabto faalku hasse yeshe dhismaha darbiyada wasradaha iyo madaxtoyada waaxa ku hoos dugan cidi Caqli lahi si waadix ah waay u aragta Kala fooganshaha dalka ka dhacay.




 




Waaxan la Yabay qudbadi madaxwaynaha ee laaba sano ka hor u ka jeedineyey Aqalka golaha wakilada Somaliland waaxa u soo Qatay madaxweyne Axmed maxamed maxamuud (siillanyo),waaxa u yidhi waaxan aad iyo aad u ixtiramaya Xoriyatul qawlka adamaha ama muwadininta waaxana hadalkisa ku xigeyu waaxa dhawanahan soo if baxayey Tv-e ka shaqeya boro bugandada qaranka kaas oo cadeystey ceebenta qaranka waa Horn Cepal Tv-eye.




 




Sido kale waaxa u soo qatay waaxan aad u hambalyeynaya marwo khhadra xaaji geydh oo u waax qabad ku amanay waa madaxweyne Qaran oo masuliyintisu ay u simantahay cid jeeclaysi iyo necbaysi midna ma hor talo caajib.




 




Waaxa kale oo aan iyadana waax la qadan kari waayo igu noqotay waa isla qudbad kaliye waaxa la soo qimeyey Aqalada Danta Guud ah ee ay dawladu leedahay oo noqday 1830 dalko dhan ah oo Aqal,hadaynu ibinana waaxay noqonayan 10 warshadood oo Dalkon anfaca waa yaabe.




 




Mudane madaxweyne Xukumaddu ma Maantana waaxay la timid wadoyinkanu dhisayna iyado aay wadnaha Casimadu ay bur bursantahay inaad shacbigan itaalka daran aad tidha laacagaha ka soo ururso inankan aad aderka u tahay mise Daynti aad Oololihi Dorashoyinka ku gashay ee aad sanduqa haber Jeeclo ka amahatay iyo Dahab-shiil ayad ku Bixinaysan Lacagtan aad adiga iyo Cabdiraxman Selaci iska Reebten ee aad Digretada ku soo sartay in madaxda iyo Shaqalaha Dawlada dhaman laga wada jaro.




 




Waaxan Su’aalaya Shacbiga .. DUULKAN MAXAA GALAY EE LA ISKA WADA BAADHAYAA ?..Maa Deynti hore la idinka gudaya Ruux waliba waxi u gala Laga Guda, waaxan Dardaran iyo Talaba Shacbiga leyahay Coodkenu yanu noqon mid ina Sahayda ee aynu ka foo jignano kan imika ina haysto kale aynu ku fooganano cidaynu ku badalanayno yenan ugu hilinin hilibkena cuune kale coodkena.




 




 




Cabdiraaxim Ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)




Cabdiraxiim9909@gmail.com




Hargeysa / Somaliland