Xasanow xoolo dhaqasho iyo markaad xilli ka weynaatid
Saw dharaaro tegay xusuustood dib uma soo gocatid