Pages

Wednesday, June 19, 2013

Xog dheeraad ah: Dalalka ay ka soo kala jeedaan afarta qof ee Ajaanibka ah ee ku dhintay Weerarkii Xafiiska UNDP


Muqdisho(GNA)-Ka dib markii Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed oo Shir Jaraa’id qabtay gelinkii dambe ee maanta uu sheegay in ilaa afar qof oo ka mid ah dadkii ku dhintay weerarkii xarunta qaramada ay yihiin dad ajaanib ah, waxa soo baxaya xogo dheeraad ah oo iftiiminaya dalalka ay ka soo kala jeedaan Ajaanibka weerarkaasi ku dhintay.




Xogaha ilaa hada la hayo ayaa sheegaya in afarta qof ee ajaanib ka ahaa ee dhintay oo ka mid ahaa Shaqaalaha UNDP,ay  Sadax kamid ahi ka soo jeedaan Dalka South Africa halka ka kalena la sheegay inu u dhashay Dalka Kenya ,afartooduna  ka mid ahaayeen Shaqaalaha Hay’ada Qaramada Midoobay ee UNDP .




Gobanimonews




M. Office