Thursday, June 13, 2013

War saxaafadeed: Waxaanu Cadaynaa inaanay jirin Cid gaar u leh Gobolka Saraar

1)Hadii aanu nahay Odayaasha iyo wax garadka Beesha Cali barre waxaanu soo dhawaynaynaa khayraadka laga soo saarayo gobolka Saraar anagoo ah Beelaha miisaanka ku leh Gobolka saraar.
2)waxaanu kasoo hor jeednaa cid kasta oo hor istaagta khayraadka laga soo saarayo Gobolka saraar.
3)waxaanu Xukuumada Somaliland u sheegaynaa inaanay jirin Cid gaar u leh Gobolka Saraar ee uu yahay Gobol ay wada degaan beelo badan anaguna aanu ka mid nahay Beelaha miisaanka ku leh.
4)Anagoo ku hadlayna Afkaali  beesha Cali Barre waxaanu Xukuumada ku dhaliilaynaa inaanay dilkii ka dhacay Gobolka Saraar ee lagu dilay taliyihii sirdoonka Gobolka saraar Axmed Caydiid xukuumadu qaban talaabo aanu ku qanacmo,oo wali ay mudo ku jirto,iyadoo aan la garanay sarkaalkaas sababta lagu dilay.
5)Anagoo ah odayaasha iyo waxgaradka Beesha cali barre waxaanu xukuumada u seegaynaa inaanu ku jiro mudadii sadexaad ee ay soo qaateen Wasiirka wasaarada madaxtooyada iyo qaar ka mid ah Golaha baarlamaanka.
Hadaba waxaanu ka digaynaa hadii ay damaato mudada sadexaad inaanu reerku yeelayn mudo danbe,hadii ay mudadaas waxba ku dhamaan waayaana wixii ka dhaca cawaaqib gobolka Saraar waxaa ka masuul ah Dawlada.
LIiiska magacyada  Odayaasha Beesha Cali Barre
1)Jaamac Cli Cashuur         
2)Maxamed Jaamac Timir
3)Siciid Cali Daad                 
4)Aadan Cabdi Qodax        
5)Maxamed Muuse(Afjano
6)Faarax Axmed Jaamac    
7)Maxmuud Muuse Shire 
8)Saleebaan Cashuur Cali
9)Yuusuf Cawil Bootaan    
10)C/Kariin Axmed Caydiid
11)Cali Caydiid Bootaan    
 
   Gobanimonews

Burco Office

Top of Form