Pages

Tuesday, June 11, 2013

Somaliland:Mareeye ku-xigeenka Hay'ada korantada Dawlada oo la Magacaabay


Madaxwaynaha somaliland Ahmed Maxamed Maxamuud silanyo ayaa digreeto ku magacaabay maareeye ku xigeenka haayada korantada somaliland, maddaxwayne silanyo ayaa 5 bishan june oo laga joogo ayaamo kooban magacaabay Maareeyaha guud ee haayada korntada somaliland isagoo xilka maareeyanimo u magacaabay maareeye/Axmed maxamed jaamac Aadan, ayaa maantana maareeye ku xigeen u magacaabay Cabdilahi Cilmi yuusuf Dubad.




digreetada uu soo saaray madaxwayne silanyo ayaa u dhignayd sidan:-