Pages

Monday, June 17, 2013

Magacyada dadkii ku dhintay Bada isku xidha liibiya iyo talyaaniga (Aqriso magacyada oo dhan iyo Qaar kamida halka ay ka kala yimideen)


(GNA) Waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyadda Soomaalida ku geeriyootay Doomidii Khamiistii ka baxay Xeebaha Libya ee kusii jeeday Dalka Talyaaniga.
Dooniyaha  oo ahaa Saddax dooni ayaa waxaa saarnaa in kabadan 200 oo qof una badan Soomaali, ayaa waxa ay doont kula qalibmatay bartamaha Badda isku xidha Libya iyo Talyaaniga,  Sababta ayaa lagu soo waramayaa in dooni ka mida sadexdii doonyood ay midi ku timi cilada xaga mishiin ka ah  taas oo markii danbe khal khal ay galiyeen dabeylihii ka dhacayay badweynta ay maraysay waxaa ilaa imika la hayaa dad gaadhay ilaa 46-Qof oo ku naf waayay halkaa.
Haddaba Magacyadda aan helnay ayaa waxaa kamid ah sida:-




1- Nasro C/llahi Cabdi




2- Fartuun Xasan




3- C/llahi Xasan




4- Faarax …. lama haayo magaca oo dhameystiran




5- Nasteexo Nuur Xassan




6- Xasan Mowliid Cismaan jees bile




7- Aadan C/qaadir Aadan aadan baale




8- Xassan Weli fanteeye




9- Sabiriin Yasiin




10- Ilkacase … lama haayo magaca saxda ah




11- Saleymaan Sabriye




12- Najax C/llahi (Hargeysa)




13- Xassan Furre (Burco)




14- Sacdiyo Ilyaas Cabdi




15- Salaad Yuusuf




16- Saabir C/naasir Haji




17- Xaaji ….. Lama haayo magaca oo dhameystiran




18- Fartuun Xassan Xusein (Hargeysa)




19- C/llahi Dhagey .. (Muqdisho)




20- Suleekho C/qaadir Cabdi




21- Nafiso C/xaafid Ilyaas




22- Saabiriin Salaad xaashi




23- Fadumo …. (Bilan) .. (Muqdisho)




24- Mascuud Axmed (Hargeysa)




25- C/fitaax Nuur .. (Muqdisho)




26- Maxamed Xassan Xusein (Muqdisho)




27- Saleeban Faisal (Burco)




28- Faarax C/llahi Cabdi (Hargeysa)




29- Mukhtaar Muse (Kuurya) (Burco)




30- Xusein Maxamed Xassan (Jigjiga)




31- Sacdiyo Nuur Farax (Gaalkacyo)




32- Fatxiyo …… Lama haayo magaca oo dhameystiran.




33- Fanax ….. Lama haayo magaca oo dhameystiran.




34- Saciid C/qaadir




35- Anwar Faarax




36- Yoonis Salaad Xaaji




37- Salmaan Xassan




38- C/risaaq Maxamed




39- C/raxmaan Maxamed




40- Xuseen Barre Ismaaciil




41- Xasan Axmed Tuure




42- Naciimo Cabdi Faarax




43- Maryan Cali Xuseen




44- Faarax Cali




45- Xasan Shiikh Ibraahim




46- C/llahi Aadan Cadde