Wednesday, June 19, 2013

Hambalyo ku socota Tabaraha Tabarayaasha Gobolada Somaliland Ahmed (Awga).






Waxaan halkan hambalyo uga dirayaa tabaraha tabarayaasha somaliland ee sanadkan 2013 Mr.Cabdiraxmaan Cumar Axmed ( Awga ) oo tabare u ah kooxda kubada cagta ee Gobolka  Gabiley




Waxaanu ahaan jiray rug cadaa xagga kubada cagta ah oo caan ka ahaa gobolka gabiley iyo maroodijeex waxaanu hada tabare u yahay kooxda gabiley oo finalkii uu soo gaadhsiiyey




Waa tabare shaxda iyo khibarad u hel kubada cagta waxaan la saadaalinayaa inuu sanadkan noqdo tabaraha ugu wanaagsan tabarayaasha somaliland .




Waana tababarahan rugcadaaga ah ee maskaxda iyo shax wanaaga ilahay u dhaliyey waa cabdiraxmaan  Cumar Axmed  (Awga ) waxaana u rajanaa Guul iyo Gobanimo .




Sanadkan isaga iyo kooxda uu tabaraha u yahay ee xulka Gobolka Gabiley waxaan u rajaynaa inay qaadaan koobka jamuuriyada somaliland .




 




Qore: Yacquub Abdilaahi




0252 914 30 30




Hargeisa.Somaliland